English Test | Tijaabi Heerkaaga Beginner – Advanced
Автор: tutor Anwar
Загружено: 2025-09-20
Просмотров: 23578
Описание:
Tijaabi heerkaaga Ingiriisiga maanta!
In this video, waxaan ku weydiin doonaa su’aalo iyo erayo vocabulary ah oo heerar kala duwan ah: Beginner, Elementary, Intermediate, ilaa Advanced.
Arday kasta wuxuu ka jawaabi karaa si uu u ogaado halka uu ka joogo barashada Ingiriisiga.
Haddii aad rabto inaad horumariso Ingiriisigaaga, daawo video-gan oo ka jawaab su’aalaha si aad u ogaato heerkaaga dhabta ah.
#TijaabiIngiriisiga #EnglishTest #SomaliStudents #BeginnerToAdvanced #LearnEnglish #Ingiriisi #CuluumAcademy #TutorAnwar
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: