Xiisad Lughaye Beesha Ciise&Gadabuursi Dhimasho&Barakac&Masar,Saudi,Somalia&Eritrea—heshiis qarsoon
Автор: Codka Dalka
Загружено: 2026-02-08
Просмотров: 1462
Описание:
WAR DEGDEG AH | DAGAAL CULUS!
Dagaal qaraar oo u dhexeeya Beesha Ciise & Gadabuursi iyo Malatariga Somaliland ayaa sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac ballaaran.
Shacabka rayidka ah ayaa wajahaya xaalad adag, halka xiisaddu ay cirka isku shareertay.
Dhanka kale, Masar, Sacuudi Carabiya, Soomaaliya & Eritrea ayaa gaaray heshiis gaar ah oo beddeli kara jihada siyaasadda gobolka.
Xog kulul • Warbixin gaar ah • Falanqeyn degdeg ah
Daawo, la wadaag, kana faallo aragtidaada!
#DagaalCulus #WarDegdegAh #Somaliland #Ciise #Gadabuursi #BreakingNews #SomaliNews #XiisadCusub
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: