013 : Infinite Loop - Javascript || Af Soomaali
Автор: SaddamFintech
Загружено: 2025-11-07
Просмотров: 10
Описание:
Casharkan waxa aan ku baran doonaa Infinite Loop oo ah loop aan dhammaanayn kuna soconaya si aan kala joogsi lahayn haddii aan la xakameyn.
Waxaan sharxi doonaa:
Waa maxay Infinite Loop?
Sida uu u dhaco iyo sababaha keena
Tusaaleoyinka while, for, iyo do...while ee keeni kara infinite loop
Sida loo saxo loona ilaaliyo in code-kaagu uusan ku galin loop aan dhammaad lahayn
Casharka waxa uu ku siinayaa faham buuxa oo ku saabsan khaladaadka ugu badan ee dhaca marka la isticmaalayo loops-ka JavaScript.
✅ Ka daawo casharka si aad uga fogaato errors-ka wax burburin karta program-kaaga!
✅ Like, Share & Subscribe si aad u hesho casharo joogto ah
#javascript #infiniteloop #SomaliTutorials #CodingAfSomali #webdevelopment #loops
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: