DEGDEG Shirka Mucaaradka Khilaaf&is-aaminaad darro hakad gelisay&Turkey oo Diyaaradu Ciidan Mogdishu
Автор: Codka Dalka
Загружено: 2026-02-13
Просмотров: 932
Описание:
DEG DEG Shirkii u dhexeeyay Mucaaradka iyo Dowladda Soomaaliya ayaa galay marxalad adag kadib markii weli lagu heshiin waayay goobta lagu qaban lahaa. Khilaafyo iyo is-aaminaad darro ayaa hakad geliyay wada-hadalladii la sugayay, taasoo sii kordhisay xiisadda siyaasadeed.
Maxaa sababay muranka? Yaa ka dambeya dib u dhaca? Maxaase laga filan karaa maalmaha soo socda?
La soco faahfaahinta warbixintan.
#Somalia #Siyaasad #Shir #Mucaarad #Dowlad
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: