Hadaljeedinta Mareeyaha:Shirkadda Dahabshiil Group iyo gaar ahaan Somtel waxay door...
Автор: Somtelpl
Загружено: 2026-01-05
Просмотров: 17
Описание:
Hadaljeedinta Mareeyaha:
Shirkadda Dahabshiil Group iyo gaar ahaan Somtel waxay door lixaad leh ka ciyaareen horumarinta Technologyadda waddankeenna.
Waxaad ogtihiin in Fiber ku dhereranyahay Bossaso ilaa Galkacto 750 KM sidaas daradeed waxaa muhiim ah oo dawladda iyo bulshada aanu kula dardaarmaynaa ilaalinta Fiber oo ah hanti guud, taas oo haddii wax soo gaaraan ay istaagayso shaqada bulshada loo hayaa.
#Shirkaddadadweynaha #somtelpuntland
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: