Af Soomaaliyeynta Erayada Loo Adeegsado Garaad-Gacmeedka (AI) I Adeeg Wanaag Podcast
Автор: Somali Public Agenda (SPA)
Загружено: 2026-01-22
Просмотров: 350
Описание:
Af Soomaaliyeynta Erayada Loo Adeegsado Garaad-Gacmeedka (AI) I Adeeg Wanaag Podcast
Adeegsiga Artificial Intelligence ama Garaad Gacmeedka ayaa dunida aad ugu baahay sanadihii ugu dambeeyay. Soomaaliya, Garaad Gacmeedka waxaa loo aadgsadaa qeybo kala duwan. Sidaas oo ay tahay, ereyada Af Soomaaliga ah ee la xirriira Garaad Gacmeedka aad uma horumarsana. Dhawaanahan waxaa jiray dadaallo lagu horumarinayo turjumidda erayda la xiriira Garaad Gacmeedka ama AI, waxaana ka shaqeynayay aqoonyanno kala duwan.
Qeybtan 41-aad ee Adeeg Wanaag Podacast, Dr. Aweis Ahmed, Dr. Peter Chonka oo bare sare ka ah Jaamacadda King's College ee London, iyo Maxamed Cabdimaalik oo ah madaxa hay’adda Jaantus oo ka shaqeysa horumarinta warbaahinta, waxa ay ku falanqeynayaan dadaallada la xririira Af Soomaaliyeynta erayada loo adeegsado Garaad Gacmeedka. Dr Peter & Maxamed waxa ay shaqeynayeen mashruuc Af Soomaali loogu turjumayo erayda la xirrira AI.
#AdeegWanaagPodcast #SomaliPublicAgenda #AI #ArtificialIntelligence
-------------------------------------
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐀𝐠𝐞𝐧𝐝𝐚
𝘉𝘦𝘵𝘵𝘦𝘳 𝘎𝘰𝘷𝘦𝘳𝘯𝘢𝘯𝘤𝘦 𝘧𝘰𝘳 𝘉𝘳𝘪𝘨𝘩𝘵𝘦𝘳 𝘚𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘢
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁 𝘂𝘀
𝗘𝗺𝗮𝗶𝗹: [email protected]
𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲: https://www.somalipublicagenda.org
𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: / somalipubagenda
𝗧𝘄𝗶𝘁𝘁𝗲𝗿: / somalipubagenda
𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺: / somalipubagenda
𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: / somalipubagenda
𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: https://t.me/somalipubagenda
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: