ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

UGU HOREYN NAFTAADA BARO – MOHAMED SUBAGLE

Автор: BARAARUJIN

Загружено: 2025-09-18

Просмотров: 10248

Описание: Qeybtan Podcast waxaan ku casuunay Mohamed Subagle (Mohamud Mohamed Subagle) – hoggaamiye dhalinyaro iyo falanqeeye bulshada, kana shaqeeya arrimaha diblomaasiyadda iyo gargaarka bani’aadannimada. Subagle waa shaqsi dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka qaybgalay shirar iyo madallo caalami ah sida Doha Forum 2024 iyo Intra-African Trade Fair (IATF2025), isagoo diiradda saaraya horumarinta dhalinyarada iyo mustaqbalka dhaqaale ee Afrika.

Waxaan kaga hadalnay:
⬛ Yaa yahay Mohamed Subagle iyo safarkiisa hoggaamineed
⬛ Maxaa ku dhiirrigeliyay inuu galo hoggaaminta iyo shaqada bulshada
⬛ Sababta aad u rumeysan tahay in xooggaagu ka weyn yahay caqabadahaaga
⬛ Qiimaha ay leedahay in naftaada barato ka hor intaanad dadka kale hoggaamin
⬛ Sida iimaanka, xirfadaha cusub iyo dhiirrigelinta ay ugu muhiim yihiin noloshaada
⬛ Sheekooyin dhiirrigelin ah oo uu nala wadaagay
⬛ Halka uu doonayo in dadka ay ku xasuustaan iyo fariintiisa dhalinyarada

Timeline

00:00 Intro
02:48 Yaa yahay Mohamud Subagle?
05:14 Maxaa ku dhiirrigeliyay?
06:16 Your strength is bigger
08:45 Yaa ku taageeray oo kugu dhiirrigeliyay
11:40 You need to believe you can first
13:37 Naftaada baro
17:44 Rumee Ilaahay & baro xirfado cusub
20:28 Qiiso
22:40 Ganacsiga Subagle
27:50 Yurub ma istaahisho in la tahriibo
32:06 Gabar shaqo ku bilowday $100
36:00 Yaqiintada diis
45:45 Qiiso kale
46:42 Maxaad rabtaa in lagu xasuusto?
50:00 Gabogabo
53:25 Farriin dhallinyarada
58:46 Outro

🔗 Links to our Platforms

👉 YouTube:    / @baraarujin_jj  

👉 Facebook:   / baraaarujin  

👉 TikTok:   / baraarujiye_  


#Podcast #MohamedSubagle #SomaliPodcast #YouthLeadership #SomaliYouth #PersonalGrowth #Leadership #SuccessStories #SomaliCommunity #WisdomTalks #SomaliMotivation #GrowthMindset #Empowerment #Knowledge #Transformation #SelfDevelopment #PositiveThinking #SomaliVoices #LifeLessons #SomaliInspiration #inspiration #Baraarujin

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
UGU HOREYN NAFTAADA BARO – MOHAMED SUBAGLE

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

WAXAAN ARKEY DAD AAN QALIIN U BAAHNEYN OO MARKII LA QALEY DHINTEY - SHAFICI

WAXAAN ARKEY DAD AAN QALIIN U BAAHNEYN OO MARKII LA QALEY DHINTEY - SHAFICI

CAADOOYIN AAD KU BILAABI KARTO WAX AKHRISKA

CAADOOYIN AAD KU BILAABI KARTO WAX AKHRISKA

Doorashada Muqdisho & Citiraaf Beenaad Dhowaan Lugu Dhawaaqayo!

Doorashada Muqdisho & Citiraaf Beenaad Dhowaan Lugu Dhawaaqayo!

Caqliyada Faqriga: Sida ay maskaxdu kuu sii hayo saboolnimo ?

Caqliyada Faqriga: Sida ay maskaxdu kuu sii hayo saboolnimo ?

HALKEE RABTAA IN AAD GAARTO  ? IYO SIDEE AYAAD KU GAARAYSAA  ||  Coach Maxamud Subagle

HALKEE RABTAA IN AAD GAARTO ? IYO SIDEE AYAAD KU GAARAYSAA || Coach Maxamud Subagle

Daawo saddex qodob oo sy ku heshiiyeen As iyo Xasan Sheekh taas oo suuragelisay doorashadii shalay

Daawo saddex qodob oo sy ku heshiiyeen As iyo Xasan Sheekh taas oo suuragelisay doorashadii shalay

MUGDIGA KASOO BAXA, IFTIINKAGA IMAADA. MOHAMED HARAARE

MUGDIGA KASOO BAXA, IFTIINKAGA IMAADA. MOHAMED HARAARE

Sidee Ku abuuri kartaa Qiimahaaga Nin ahaan ?

Sidee Ku abuuri kartaa Qiimahaaga Nin ahaan ?

Hogaaminta wanaagsan ᴴᴰ┇ Maxamud Subagle

Hogaaminta wanaagsan ᴴᴰ┇ Maxamud Subagle

SIDEE BUSINESS GUULAYSTA LOO DHISAA ? Mohamud Subagle

SIDEE BUSINESS GUULAYSTA LOO DHISAA ? Mohamud Subagle

DAYNTA! - DANBI AAKHIRO IYO CULAYS ADUUNYO !! || MADARI PODCAST ||

DAYNTA! - DANBI AAKHIRO IYO CULAYS ADUUNYO !! || MADARI PODCAST ||

WAA INAAD WAX KU FAIL GAROWDO SI AAD WAXA U OGAATO WAXA AAN SHAQEYNEYNIN!

WAA INAAD WAX KU FAIL GAROWDO SI AAD WAXA U OGAATO WAXA AAN SHAQEYNEYNIN!

Marka aad dantaada raacdo, dad badan ayaad ka xaanijaysaa!  ​ @Moonmediamm

Marka aad dantaada raacdo, dad badan ayaad ka xaanijaysaa! ​ @Moonmediamm

SIDA NOLOSHAADA LOOGU BADALO AWOODA JOOGTAYNTA - CONSISTENCY IS THE KEY

SIDA NOLOSHAADA LOOGU BADALO AWOODA JOOGTAYNTA - CONSISTENCY IS THE KEY

DHAQAALUHU SIDEE AYUU U SHAQEEYAA - DR HAMZA HABIIB

DHAQAALUHU SIDEE AYUU U SHAQEEYAA - DR HAMZA HABIIB

Maxaad la dalici la'dahay? - The Reason They Don't Promote You  #abdiwahabelmi #somvato

Maxaad la dalici la'dahay? - The Reason They Don't Promote You #abdiwahabelmi #somvato

GANACSIGA DHALINYARADA || MADARI PODCAST

GANACSIGA DHALINYARADA || MADARI PODCAST

Shaatiga aan wato ayaa Sababay in Albaabka la iga celiyo anigoo Wasiir ah | Sheekada Wasiir Baafo|

Shaatiga aan wato ayaa Sababay in Albaabka la iga celiyo anigoo Wasiir ah | Sheekada Wasiir Baafo|

Adkeynta Xidhiidhka Ilaahay | Sheikh Mowlid Ali | Moon Podcast🎥

Adkeynta Xidhiidhka Ilaahay | Sheikh Mowlid Ali | Moon Podcast🎥

FAHAMKA MAALIYADDA || MADARI PODCAST ||

FAHAMKA MAALIYADDA || MADARI PODCAST ||

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]