TAARIIKHDA SALDANADDII MUQDISHO QAYBTA 5aad
Автор: Rugta Hiddaha
Загружено: 2022-02-02
Просмотров: 3544
Описание: Taariikhda saldanaddii Muqdisho qaybtan waxa ay ka hadlaysaa: dhaqankii Saldanadda, cuntada ay cuni jireen, dharka ay xiran jireen, sida la yaabka leh ee ay suldaankooda u salaami jireen iyo waxyaabo kale oo xiiso leh. Iyo wax yaabo ay ka qoreen dhulmareeno kale oo booqday Muqdisho waqtiyo kala duwan.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: