Maalinta Aakhiro waa Saldhigga Caqiidada iyo Dacwada | Xalaqadda 1aad | Rumaynta Maalinta Qiyaamaha
Автор: Al-Saadicuun Bil-Xaq
Загружено: 2026-02-17
Просмотров: 358
Описание:
Waxa aan ku bilaabaynaa muhiimadda rumaynta maalinta qiyaamaha. Qaybtani waxa ay sharxaysaa sida maalintaas ay u tahay nuxurka tawxiidka iyo muujinta awoodda buuxda ee Allah. Waxaan diiradda ku saaraynaa sida ay u beddesho hab-dhaqanka qofka iyo bulshada marka ay qalbiyadu ku xidhmaan xisaabta iyo abaalgudka dhabta ah ee aakhiro.
Xalaqadaan waxaa marti inoogu ah Sh. Cabdiraxmaan Jimcaale.
Daawasho wacan
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#Ramadaan1447
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: