ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Gacayte | ma deyrkii makaan gubay | axmed gacayte iyo aamina cabdulaahi xirsi | duni wada halowsan

Автор: DHUGMAAL LYRICS

Загружено: 2022-08-03

Просмотров: 292378

Описание: HEESTA: DUNI WADA HALOWSAN
ERAYADA: CABDI QAYS
CODADKA: GACAYTE IYO AAMINA C/lAAHI XIRSI
LYRICS : DHUGMAAL LYRICS

QORAALKA HEESTA
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️

Gacayte

Duni Wada Halowsan
Dadkaan Wada Jacaylkaa
Ee Daad Kalgacal Iyo
Dhammaan Fuushan Doonyaha

Ayaan Dacal Ka Raacee
Inkastoo Dad Gacal Iyo
Xidid Kala Dambayn Jiray
Ma Deyrkii Makaan Gubay❓
Layaab Malaha Dookhuye❗️

AAMINA

Amba Damaci Uurkiyo
Inkastoo Dardaro Qabo
Dan Baa Ii Run Sheegtee
Xishood Bay Dabraayee

Hadduu Dumar Walaalo Ah
Darandoori Kugu Yidhi
Dooqaagu Yaab Leh
Deyrkii Makana Daa
Dunidaaba Oloshee

Deyrkii Makana Daa
Adaa Daara Fuulee

Gacayte

Dadkii Hore Wuxuu Yidhi
Nimuu Daad La Soo Tegay
Xumbo dagagan Moodyoo
Cusko Yidhi Dusheedee

Anna Maan Dambaabine
Dadka Way U Furan Tahay
Tan Aan Kula Dul Joogaa
Ma Deyrkii Makaan Gubay❓
La Yaab Malaha Dookhuye❗️

Ma Deyrkii Makaan Gubay
Caashaq Bay Dirqinayee


AAMINA

Amba Waxaa Igu Soo Da'a
Daruurihii Kalgacalkoo
Duufaanku Ima Dhigo
Aawadaa Dabayshuye

Waxse Dilay Jacaylkii

GACAYTE

Dadku Waa Ka Simanyahay
Dookhiyo Jacaylkoo
Qofba Inuu Ka Daaqaba
Darran Weeye Geedkuye

Mid Buu Lacag Ku Daal Yidhi
Mid Baa Dayaxa Haybsada
Anna Adigaa Ii Daran
Ma Deyrkii Makaan Gubay❓
Layaab Malaha Dookhuye❗️

AAMINA

Ileyn Didibka Buurtiyo
Dhagax Hadalku Kama Dego
Inkastood La Dooddee
Naxdin Days Ha Noqonine

Waase Laga Dambeeyaa
Laga Digigixoodaa
Dabin Ka Bood Hadaad Tahay
Deyrkii Makana Daa
Dunidaaba Oloshee

Deyrkii Makana Daa
Adaa Daaro Fuulee


gacayte,
gacayte qaraami,
gacayte iyo aamina,
gacayte iyo sahra halgan,
gacayte iyo maandeeq,
gacayte dulmiga caashaqa,
gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte orod orod,
gacayte hees,
gacayte dirirada,
gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte,
axmed gacayte iyo aamina abdullahi,
axmed gacayte iyo sahra halgan,
axmed gacayte dulmiga caashaqa kadaa,
axmed gacayte inaan wali ku jeclahay,
axmed gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte halbowlaha iyo beerka,
axmed gacayte iyo haweeya biixi,
axmed gacayte iyo maandeeq,
axmed gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte balan jaceyl,
axmed gacayte bandidaa,
axmed gacayte bal hadana qalbiga,
axmed gacayte barkhad cas,
axmed gacayte bal dhagaysi,
hotel gacayte bosaso,
axmed gacayte balan jacayl,
axmed gacayte cadho,
axmed gacayte cirka maalin,
axmed gacayte collection,
aamina cabdilaahi gacayte,
cabdi wahaab axmed gacayte,
amina cabdullaahi iyo gacayte,
aamina cabdilaahi iyo gacayte,
tijaabi codkaaga axmed gacayte,
axmed gacayte iyo cadar,
axmed gacayte durdurada,
axmed gacayte duni wada halloween,
axmed gacayte dabaylaha,
axmed gacayte dirirada,
axmed gacayte duggan weheshada,
dilkii axmed gacayte,
heestii dabaylaha axmed gacayte,
axmed gacayte waxay dani,
ina gacayte,
aun axmed gacayte,
axmed gacayte soo fur,
gacayte gocomada,
gacayte galaydh,
axmed gacayte gocomada,
axmed gacayte gugii hore,
axmed gacayte gayaankiyo,
gaasira iyo gacayte,
gacayte hees macaan,
gacayte heeso,
gacayte habshan,
gacayte halacsi,
gacayte hotel,
heestii gacayte,
axmed gacayte habshan,
axmed gacayte heestii sabaalo,
heestii axmed gacayte,
heesaha axmed gacayte,
hees gacayte,
heestii gacayte iyo aamina,
heeso qaraami axmed gacayte,
heesaha gacayte,
heeso qaraami gacayte,
gacayte iyo tiriig xaashi,
gacayte iyo,
axmed gacayte inanyahay jaceylka,
axmed gacayte iyo marwo maxamed,
axmed gacayte isoo lagad,
axmed gacayte milic iyo mahiigaan,
jaabir gacayte,
axmed gacayte jacayl,
umalay jacayl gacayte,
axmed gacayte sixir jaceyl,
gacayte kaban,
axmed gacayte kaban,
axmed gacayte ku harsamay,
axmed gacayte lama kala,
axmed gacayte iyo khadra daahir,
axmed gacayte leeg,
axmed gacayte lyrics,
aamina c/laahi iyo gacayte,
axmed gacayte sida laba,
axmed gacayte iyo aamina abdillahi lyrics,
axmed gacayte sabaalo lyrics,
gacayte midabsan,
maxamed gacayte,
maandeeq iyo gacayte,
marwo maxamed iyo gacayte,
axmed gacayte waan maaganee,
axmed gacayte midabsan,
axmed gacayte iyo magool,
axmed gacayte heeso macaan,
axmed gacayte iyo hibo nuura,
suways gacayte iyo nuur,
axmed gacayte orod,
suways gacayte prank,
gacayte qaaci,
axmed gacayte qaraami,
axmed gacayte qaad hlinka,
axmed gacayte qaad hilinka,
suways gacayte qosol,
qaraami axmed gacayte,
qaraami gacayte,
axmed gacayte qaaci,
gacayte sahra yar,
gacayte sabaalo,
suways gacayte,
sahra halgan iyo axmed gacayte,
sahra siyaad iyo axmed gacayte,
taariikhda axmed gacayte,
tiriig xaashi iyo axmed gacayte,
gacayte umalay,
axmed gacayte o'malley,
axmed gacayte umalay,
gacyte,
axmed gacayte wardheer,
axmed gacayte ahlan wa sahlan,
gacayte xul ah,
xasuustii gacayte,
xasuustii axmed gacayte,
axmed gacayte heeso xul ah,
axmed gacayte yuusuf,
axmed gacayte yaab,
sahra yar iyo gacayte,
ahmed gacyte,
axmed gacayte iyo gaasira #dhugmaallyrics #hees #heestii
#dhugmaal_lyrics #gacayte #axmedgacayte #dhugmaal #heeso #heesta

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Gacayte | ma deyrkii makaan gubay | axmed gacayte iyo aamina cabdulaahi xirsi | duni wada halowsan

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

gacayte iyo haweeya biixi | waa nabade soo noqo | gacayte iyo haweeyo heesta nacasnimo ma waayee

gacayte iyo haweeya biixi | waa nabade soo noqo | gacayte iyo haweeyo heesta nacasnimo ma waayee

Чингисхан: Первый удар по ДАГЕСТАНУ. 20000 против ГОР. Что случилось после провала у ворот?

Чингисхан: Первый удар по ДАГЕСТАНУ. 20000 против ГОР. Что случилось после провала у ворот?

SRTV Warka FIIDKA  l 15 February 2026

SRTV Warka FIIDKA l 15 February 2026

gacayte | axmed gacayte sida laba cadaawaa |  gacayte lama kala cadgooste | cadho kaaga maan tagin

gacayte | axmed gacayte sida laba cadaawaa | gacayte lama kala cadgooste | cadho kaaga maan tagin

Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Heestii _ Cashar Baa La ii Dhigay _ Hees Qaraami Xul ah + Lyrics

Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Heestii _ Cashar Baa La ii Dhigay _ Hees Qaraami Xul ah + Lyrics

gacayte | Axmed gacayte  inaan wali ku jacelahay | inaan wali ku jecelahay | axmed gacayte heeso xul

gacayte | Axmed gacayte inaan wali ku jacelahay | inaan wali ku jecelahay | axmed gacayte heeso xul

ЭСЭСОВЦЫ ОТКАЗЫВАЛИСЬ ВХОДИТЬ В ЛЕС: 47 трупов без единой раны - что казах спрятал в деревьях?

ЭСЭСОВЦЫ ОТКАЗЫВАЛИСЬ ВХОДИТЬ В ЛЕС: 47 трупов без единой раны - что казах спрятал в деревьях?

gacayte | axmed gacayte heestii orad orad hay iman | axmed gacayte heesta orod orod | axmed gacayte

gacayte | axmed gacayte heestii orad orad hay iman | axmed gacayte heesta orod orod | axmed gacayte

HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+

HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+

Heestii:- BALAN.|| C/raxman - Dheere & Caasha Cige.|| lyrics.

Heestii:- BALAN.|| C/raxman - Dheere & Caasha Cige.|| lyrics.

Xasan Aadan Samatar Iyo Aamina Cabdilaahi Heestii _ Daan Bari (Kaban Version ) Lyrics

Xasan Aadan Samatar Iyo Aamina Cabdilaahi Heestii _ Daan Bari (Kaban Version ) Lyrics

СУПЕР ФИЛЬМ ПРИКЛЮЧЕНИЕ ПРО МЕСТЬ НА ДИКОМ ЗАПАДЕ | КИНО, КОТОРОЕ ЗАТЯГИВАЕТ С ПЕРВЫХ МИНУТ

СУПЕР ФИЛЬМ ПРИКЛЮЧЕНИЕ ПРО МЕСТЬ НА ДИКОМ ЗАПАДЕ | КИНО, КОТОРОЕ ЗАТЯГИВАЕТ С ПЕРВЫХ МИНУТ

NADIIRO NAYRUUS IYO MOHAMED KADHEERI /DUNI WADA HALAWSAN / XASUUSTII AXMED GACAYTE IYO AMINA

NADIIRO NAYRUUS IYO MOHAMED KADHEERI /DUNI WADA HALAWSAN / XASUUSTII AXMED GACAYTE IYO AMINA

Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa

Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa

Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin

Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin

AXMED YASIN DIGFER NABSI WA BALAYE (AUN )

AXMED YASIN DIGFER NABSI WA BALAYE (AUN )

Старый повар понял, что генерал - НЕМЕЦКИЙ ШПИОН. Его выдала одна привычка за обедом

Старый повар понял, что генерал - НЕМЕЦКИЙ ШПИОН. Его выдала одна привычка за обедом

Faadumo Cabdullahi Maandeeq I Heesta Ma Jinbaa Ma Jaanbaa? | +Lyrics

Faadumo Cabdullahi Maandeeq I Heesta Ma Jinbaa Ma Jaanbaa? | +Lyrics

Axmed Gacayte iyo Aamina Cabdilaahi Heestii _ Sabaalo _ Hees Kaban Xul ah With Lyrics

Axmed Gacayte iyo Aamina Cabdilaahi Heestii _ Sabaalo _ Hees Kaban Xul ah With Lyrics

Daan Bari | Xasuus: Xasan Aaden iyo Aamina C/laahi | Codka: C/raxmaan Oday iyo Hodan C/raxmaan

Daan Bari | Xasuus: Xasan Aaden iyo Aamina C/laahi | Codka: C/raxmaan Oday iyo Hodan C/raxmaan

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]