Qalliimada Bilaashka ah ee Dhegaha Sanka iyo Cunaha ENT
Автор: Oasis Cancer Hospital
Загружено: 2025-12-21
Просмотров: 47
Описание:
Waxaa isbitalka Oasis ka socoda qalliimada lacag la’aanta ah qeybta Dhegaha, Sanka iyo Cunaha ENT ee uu sameeynayo Dr. Adnaan Abdulrahmaan oo leh inkabadan 14 sano oo waayo aragnimo ah.
Qalliimada bilaashka ah aya ku eg inta laga gaarayo sanaddka cusub, hadaba soo gaar isbitalka si aad ugu mid noqoto dadka kafaa ideeysta.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: