ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐥𝐢𝐬 𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫-𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐆𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚

gollis university

beeraha

ardayda kulliyadda

agro-vet

agriculture

kuwaydiga

dalagga beeraha

waxbarasho

gollis hargeisa

jaamacadda Gollis

horumarinta beeraha

gollis2024

gollis2025

Автор: Gollis University

Загружено: 2024-12-21

Просмотров: 6502

Описание: 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐥𝐢𝐬 𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫-𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐆𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚
𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮-(𝟭𝟮/𝟭𝟲/𝟮𝟬𝟮𝟰)- Jaamacadda Gollis ayaa safar-aqooneed u gaysay xarunta Kuwaydiga ee magaalada Hargeysa ardayda cusub ee ku soo biiray Kuliyadda Beeraha, si ay si qoto dheer u fahmaan ahmiyadda uu cilmiga beeruhu leeyahay. Safarkan aqooneed ayaa diiradda lagu saaray barashada qaybaha kala duwan ee dalagga sida dalagga cuntada, warshadaha iyo khudaarta, noocyada kala duwan ee waraabka, nafaqaynta carrada si loo hagaajiyo wax-soo-saarka, iyo farsamooyinka casriga ah ee lagu xakameeyo cudurrada ku dhaca dalagga.
Safarkan ayaa ardayda u suurageliyey inay helaan waayo-aragnimo wax ku ool ah oo ku saabsan sida loo kobciyo beeraha, taas oo qayb ka ah yoolka Jaamacadda Gollis ee ku saleysan horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ardayda si ay mustaqbalka doorkooda ugu qaataan horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada.
𝙓𝙖𝙛𝙞𝙞𝙨𝙠𝙖 𝙄𝙨𝙜𝙖𝙖𝙙𝙝𝙨𝙞𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙒𝙖𝙧𝙗𝙖𝙖𝙝𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙚𝙚 𝙟𝙖𝙖𝙢𝙖𝙘𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙂𝙤𝙡𝙡𝙞𝙨.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐥𝐢𝐬 𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫-𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐆𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

«Разоблачаю самозванца: кто на самом деле этот «Карачаевец»?»

«Разоблачаю самозванца: кто на самом деле этот «Карачаевец»?»

Baro oo ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud Wax-weyn ka Soo Qabtay Intii Waddanka la soo Galay

Baro oo ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud Wax-weyn ka Soo Qabtay Intii Waddanka la soo Galay

"Waxaan markii u horraysay tijaabinay oo aan beernay geedka Atarka" Xaaji Axmed Xasan.

𝗘-𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗿𝗰𝗲 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝘆: 𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱, 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲, 𝗮𝗻𝗱 𝗚𝗿𝗼𝘄 𝗬𝗼𝘂𝗿 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗦𝘁𝗼𝗿𝗲

𝗘-𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗿𝗰𝗲 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝘆: 𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱, 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲, 𝗮𝗻𝗱 𝗚𝗿𝗼𝘄 𝗬𝗼𝘂𝗿 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗦𝘁𝗼𝗿𝗲

⚡️ Военная техника заходит в города || РФ объявила срочную эвакуацию

⚡️ Военная техника заходит в города || РФ объявила срочную эвакуацию

"ТАМ, ДЕ НАЙСМІЛИВІШІ". ПАМ’ЯТІ СЕРЖАНТА 13 БРИГАДИ НГУ "ХАРТІЯ" АНТОНА БОНДАРЕНКА

From Crisis to Commercial Livestock: Somalia’s RAFFS Transformation Journey

From Crisis to Commercial Livestock: Somalia’s RAFFS Transformation Journey

From Classroom to Crust: Gollis University’s Geology Journey to Hora-haadlay!

From Classroom to Crust: Gollis University’s Geology Journey to Hora-haadlay!

Waa Maxay Electrical Engineering? Maxaa se Lagu Bartaa?

Waa Maxay Electrical Engineering? Maxaa se Lagu Bartaa?

Daawo Dalxiiska Beerta Xim-Xoor deegaanka Godod ee gobalka Mudug.

Daawo Dalxiiska Beerta Xim-Xoor deegaanka Godod ee gobalka Mudug.

Пианистка вне закона

Пианистка вне закона

#Toos_Live: Dadweynaha Hargeysa ee saaka u dareeray codbixinta Doorashada isku sidkan

#Toos_Live: Dadweynaha Hargeysa ee saaka u dareeray codbixinta Doorashada isku sidkan

Приговор Варданяну. Суд дал 20 лет олигарху. Максим Шевченко

Приговор Варданяну. Суд дал 20 лет олигарху. Максим Шевченко

Hands-On Experience at Bullale Farm, Gabiley!

Hands-On Experience at Bullale Farm, Gabiley!

Cabdillaahi Jawaan ayaa ka warbixiyey 20 guurada jaamacadda, aasaaskii &  magac-bixinta Gollis

Cabdillaahi Jawaan ayaa ka warbixiyey 20 guurada jaamacadda, aasaaskii & magac-bixinta Gollis

Ramadan Kariim

Ramadan Kariim

Będziemy płacić za emerytury Ukraińców!

Będziemy płacić za emerytury Ukraińców!

Maalinteydi Labaad ee Beeraha Afgooye

Maalinteydi Labaad ee Beeraha Afgooye

BEERAHA BALCAD IYO QEYRAADKEENA BY HAMI OFFICIAL

BEERAHA BALCAD IYO QEYRAADKEENA BY HAMI OFFICIAL

Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda Gollis qaybteeda Shareecada oo lagu qabtay Hargeysa.

Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda Gollis qaybteeda Shareecada oo lagu qabtay Hargeysa.

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]