ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Nooca Dowladnimada Miyay Naga Baahday? Tirada Siyaasiyiinta iyo Baaxadda Hay'addaha Dowladda

Автор:

Загружено: 2025-12-22

Просмотров: 12585

Описание: Wasiirkii hore ee Batroolka Soomaaliya oo hadda falanqeeya arrimaha siyaasadda iyo dowlad-dhiska Mohamed Mukhtar Ibrahim ayaa dhawaan qoray labo maqaal oo ka hadlaya metelaadda iyo baaxadda hay’adaha dowladda ee heer federal iyo heer dowlad-goboleed. Maqaalka koowaad wuxuu ugu magac daray “Ma u baahan nahay 999 wakiil, 8 Madaxweyne iyo 6 Madaxweyne ku Xigeen, 1 Raisul Wasaare, 2 Raisul Wasaare Ku Xigeen, iyo 454 Wasiir?” Waxa uu ku dooday in tiradan badan ay keentay metelaad xumi, culays dhaqaale, adeeg xumi iyo isla xisaabtan la’aan.

Maqaalka labaad waxa uu kaga hadlay in ay dalka ka jiraan in ka badan 340 hay’adood oo dowli ah oo oo qabta howlo isku mid ah. Waxa uu su’aal ka keenay tirad badan ee siyaasiyiinta iyo hay’adaha dalka ka jira. Qeybtan 63-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Mohamed Mukhtar Ibrahim ayaa ku gorfeynaya nuxurka labada maqaal, sababaha ku dhaliyay in uu qoro, iyo xalka.

#SPAPodcasts #MaamulWanaag #Somalia #SomaliPolitics

-------------------------------------

𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐀𝐠𝐞𝐧𝐝𝐚
𝘉𝘦𝘵𝘵𝘦𝘳 𝘎𝘰𝘷𝘦𝘳𝘯𝘢𝘯𝘤𝘦 𝘧𝘰𝘳 𝘉𝘳𝘪𝘨𝘩𝘵𝘦𝘳 𝘚𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘢

𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁 𝘂𝘀
𝗘𝗺𝗮𝗶𝗹: [email protected]
𝗪𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲: https://www.somalipublicagenda.org
𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸:   / somalipubagenda  
𝗧𝘄𝗶𝘁𝘁𝗲𝗿:   / somalipubagenda  
𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺:   / somalipubagenda  
𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸:   / somalipubagenda  
𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: https://t.me/somalipubagenda

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Nooca Dowladnimada Miyay Naga Baahday? Tirada Siyaasiyiinta iyo Baaxadda Hay'addaha Dowladda

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Путин остановил огонь / Срочный приказ прекратить удары

Путин остановил огонь / Срочный приказ прекратить удары

Xog Halgankii Geesinimo Lixle iyo Dagaalkii Somalilnd? Sirdoonka SNM ninkii ka yaabiyey Siyaad Bare?

Xog Halgankii Geesinimo Lixle iyo Dagaalkii Somalilnd? Sirdoonka SNM ninkii ka yaabiyey Siyaad Bare?

Saameynta Aqoonsiga Israel ee Somaliland ku yeelan karo Somaliland, Soomaaliya & Gobolka

Saameynta Aqoonsiga Israel ee Somaliland ku yeelan karo Somaliland, Soomaaliya & Gobolka

Трамп хочет ударить по Хаменеи | Виталий Портников

Трамп хочет ударить по Хаменеи | Виталий Портников

"Ciro guul ku gaari maayo in uu udhuunto ISR oo uu la saaxiibo dowlada Xasuuq geysatay "Prof Samatar

Nidaamka Metelaadda Beelaha ee 4.5 & Xilalka Sarsare ee Soomaaliya I Maamul Wanaag Podcast

Nidaamka Metelaadda Beelaha ee 4.5 & Xilalka Sarsare ee Soomaaliya I Maamul Wanaag Podcast

Sababaha dhaqaalo xumada ka jirta Soomaaliya| Sicirbararka iyo saameynta qamaarka 1xbet.

Sababaha dhaqaalo xumada ka jirta Soomaaliya| Sicirbararka iyo saameynta qamaarka 1xbet.

Prof Xasan Keynaan - Villa Soomaaliya waxay waddaa qorshe halis ah oo ka dhan ah Puntland

Prof Xasan Keynaan - Villa Soomaaliya waxay waddaa qorshe halis ah oo ka dhan ah Puntland

Dood Kulul: Aqoonsiga Somaliland | Fursadaha & Caqabadaha soomaaliya ee Amniga qaranka

Dood Kulul: Aqoonsiga Somaliland | Fursadaha & Caqabadaha soomaaliya ee Amniga qaranka

Почки скажут вам: всего 1 стакан перед сном и ночные походы в туалет исчезнут | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Почки скажут вам: всего 1 стакан перед сном и ночные походы в туалет исчезнут | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Вопрос решен-Армения нарасхват – Вэнс скажет, что нужно делать

Вопрос решен-Армения нарасхват – Вэнс скажет, что нужно делать

DEG DEG 4 Sabab oo Xilk looga Qaaday Gen Odowa, Waarankii Ahmed Madobe oo la Buriyay, Shir Deg deg V

DEG DEG 4 Sabab oo Xilk looga Qaaday Gen Odowa, Waarankii Ahmed Madobe oo la Buriyay, Shir Deg deg V

Sheikh Mustafa Ali, oo muddo dheer ku noolaa qurbaha, ayaa nala wadaagay waayo-aragnimo iyo.......

Sheikh Mustafa Ali, oo muddo dheer ku noolaa qurbaha, ayaa nala wadaagay waayo-aragnimo iyo.......

DEG DEG: Gen, Odawaa oo Ciidankii ugu badnaa La Goostay, XOG Layaab Leh oo Banaanka Timi & Fiqi oo..

DEG DEG: Gen, Odawaa oo Ciidankii ugu badnaa La Goostay, XOG Layaab Leh oo Banaanka Timi & Fiqi oo..

"Masaafurintii Xamar iyo Hargaysa|Waraysi Al CadaallaQaybtii 2\4aad

Muxuu ka Shaqeyn Doonaa Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka? I Adeeg Wanaag Podcast

Muxuu ka Shaqeyn Doonaa Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka? I Adeeg Wanaag Podcast

Эти 5 орехов разрушают почки, а 4 могут спасти от почечной недостаточности | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Эти 5 орехов разрушают почки, а 4 могут спасти от почечной недостаточности | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Qabiilada Xildhibaanada Aadan Madoobe Xasaanada ka qaadayo,Xalane Dacwad culus la geeyay,jirdil Tali

Qabiilada Xildhibaanada Aadan Madoobe Xasaanada ka qaadayo,Xalane Dacwad culus la geeyay,jirdil Tali

Түшкү ЖАҢЫЛЫКТАР топтому 30 01 2026

Түшкү ЖАҢЫЛЫКТАР топтому 30 01 2026

Hannaankii Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur & Dhismihii Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960)

Hannaankii Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur & Dhismihii Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960)

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]