Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Dhalinyarada Usoo Jeediyey Waano Qiima Badan 2025
Автор: Geeska Media
Загружено: 2025-07-11
Просмотров: 53
Описание:
Geeska Media – Islamic Content, Dhiirigelinta & Tacliinta
Ku soo dhawoow Geeska Media – goobta aad ka heli doonto muxaadarooyin diini ah, dhiirigelin qalbiga taabanaysa, iyo tacliin kor u qaadaysa garaadka iyo garashada.
Waa halkii aad ka baran lahayd Diinta Islaamka si fudud, cilmiyeysan oo la fahmi karo, isla markaana aad ka heli lahayd dhiirogelin kaa caawisa inaad horumariso noloshaada aduunyo iyo aakhiroba.
🔹 Waxa aan kuu haynaa:
Muxaadirooyin cilmiga diinta Islaamka ah
Dhiirigelin togan iyo xasuusin nafeed
Sheekooyin xikmad leh iyo casharro nolosha laga baranayo
Wacdi iyo waano dad iyo duunyo anfaca
📌 Isdiiwaangali (Subscribe) si aad u hesho wax kasta oo cusub.
📢 La wadaag qoyskaaga & asxaabtaada si ay iyaguna uga faa’iidaystaan.
Geeska Media – Wacdi Wax Dhisa, Dhiirigelin Nolosha Beddesha.
#muxaadaro #sh_matafe_x_ismaaciil #dhiirigalin #dhiirigeliye #shorts #shortvideo #somaliland #somaliland
Links
Facebookfacebook.com/GeeskaMedia1?mibextid=ZbWKwL
TikToktiktok.com/@geeska_media
GeeskaMediayoutube.com/@geeskamedia1?si=x4gs2I7w7-gtGXEv
Telegramt.me/ B4ZFP8Yr1f1hYTRk
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: