Hadii ay ku mudo irbad da bukaan qaba Hepatitis B adigoo shaqaale caafimaad ah maxaad sameyn ?
Автор: Tigaad Abdisad Ali
Загружено: 2025-10-09
Просмотров: 735
Описание:
Shaqaale kasta oo caafimaad waa inuu feejignaan muujiyaa marka uu la tacaalayo dhiigga ama irbadaha bukaanka.
Haddii ay dhacdo irbad kugu dhacdo bukaan qaba Hepatitis B, si degdeg ah u dhaqaaq oo raac tilaabooyinka aan kor kusoo sheegnay.
Ha ilaawin inaad la socoto, subscribe-gareyso, like saarto muuqaalkan, hana ilaawin inaad su’aalahaaga hoos nagu soo qorto.
Mahadsanidiin – Caafimaad qab iyo feejignaan!
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: