LEARN BASIC ENGLISH I BARO SIDA AAD QOFKA ULA HADLI LAYED#3
Автор: BARO ENGLISH WITH AMEERA MOHAMED
Загружено: 2018-03-08
Просмотров: 1284227
Описание:
• LEARN BASIC ENGLISH I BARO SIDA AAD QOFKA ...
PLEASE SUBSCRIBE
PRESS THE LIKE & BELL BUTTON
THANK YOU
ASC WALAALAYAAL SOO DHAWAADA
LESSON #3.
What is (What’s) your name?
Magacaaga (u) waa maxay?
Magacaa?
My name is Layla.
Magacaygu waa Layla.
Waxaa lay yiraadaa layla.
Where are you from?
Xaggee ka imaaday?
I am from Somalia.
I’m from Somalia.
Waxaan ka imaaday Soomaaliya.
Where do you live?
Xaggee degantahay ama xaggee ku nooshahay?
I live in Canada.
Canada ayaan deganahy.
Canada ayaan ku noolahay.
What city do you live?
Xaafadee degantahay?
What city?
Xaafadee?
I live in Toronto.
Where did you live before?
Xagee daganaan jirtay?
Xaggee ku nooleyd?
Do you speak English?
Ingiriis maku hadashaa?
Yes, I do speak English.
Haa, waan ku hadli karaa Ingiriiska
No, I don’t (do not) speak English.
Maya, kuma hadli karo Ingiriiska
Can you speak English?
Ingiriis ma ku hadli kartaa?
Yes, I can speak English
Haa, waan ku hadli karaa Ingiriiska.
No, I can’t ( can not) speak English.
Maya, kuma hadli karo Ingiriis.
How long have you been studying English?
Meeqa ayaad baraneysay Ingriiska?
I’ve (I have) been studying English for two years.
Waxaan baranaayey Ingriis laba sano.
Laba sano ayaan baranaayey.
I’ve been studying English for about two years.
Waxaan baranaayey ingiriiska laba sano ku dhawaad.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: