QANSAXLEY, Inta u dhexaysa Baxdo & Cadaado: REER Guuraaga iyo Xilli Roobaadka
Автор: Daljir
Загружено: 2020-10-08
Просмотров: 12617
Описание:
QANSAXLEY: REER Guuraaga & Xilli Roobaadka | Inta u Dhexaysa Baxdo & Cadaado | Qansaxley waxaa ku hooray roobabka Deyrta oo degsiimadu halkaa ka joogto. Cabdi Maxamud Xasan waxa uu Daljir uga warramay isbedelka tignoolajiyaddu keentay ee ku yimi qaar kamid ah dhaqamadii miyiga. Waxaa isbedeley habkii loo sahan tegi jirey. Waxaa yaraatay illaadintii roobka iyadoo geeddigii fududaaday | Waxa uu u warramay Mohamad Hassan Dhalo
★ ★ ★ Daljir YouTube Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: