ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

7 Caado Oo Sababa Cimri Degdega Iyo In Calaamadaha Gabowgu Qofka Goor Hore Kasoo Muuqdaan!!

Автор: Gallad Media

Загружено: 2025-04-14

Просмотров: 1762

Описание: #"Waxyaabaha aan ku samayno nolosheena maalinlaha ah waxay saamayn weyn ku yeeshaan cimrigeena iyo caafimaadka guud. Muuqaalkan, waxaan kuu soo bandhigaynaa 7 caado oo sababa gabowga oo goor hore muuqda iyo caafimaad-darro! Wax ka baro caadooyinka laga fogaado si aad noloshaada ugu wanaajiso, ugu dheereyso caafimaadkaaga. 🎥👏 Ka faa'idayso oo noloshaada si wanaagsan u samee!"

Hashtags: #Caafimaad #CimriGaaban #GabowgaHore #SelfImprovement #SomaliContent #Wellness #Caadooyin
#subscriBe
Ku soo dhawoow kanaalka "Gallad Media"! Halkan, waxaanu ku gudbinaa doonaa horumaarinta nafta , halganka guusha ee dhiirrigelinta leh, taariikhda guulaystayaasha wax ku oolka ah, iyo xirfadaha muhiimka ah ee kor u qaadi kara noloshaada iyo bulshadeena.

Ujeedadayadu waa in aan kordhino wacyiga guud iyo fahamka waxa ka dhacaya aduunka, si aan u dhisno bulsho wax ku ool ah oo ka wada faa’iideysata. Waxaanu soo bandhigi doonaa casharo, wareysiyo, iyo fikrado cusub oo kaa caawinaya inaad gaarto himilooyinkaaga, kana dhigto noloshaada mid ka wanaagsan.

Haddii aad dooneyso inaad horumariso naftaada, barato xirfado cusub, ama aad ka hesho sheekooyin dhiirrigelin leh, ha ka waaban inaad nagu soo biirto. Isku duub oo aan wadaagno safarkan horumarka!
fadlan naguso biir oo subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada aan halkan soo gelino.



waxaad halkan kala socon muuqaalo cusub isbuuci 2 beri oo kala ah isniinta iyo jimcaha


~Fadlan nagusoo biir oo ka mid noqo bahweynta nagu xiran MAHADSANID
#SUBSCRIBE #LIKE
~FACEBOOK :   / gallad   Media
~TELEGRAM : https://t.me/+LGVPSYvz9h43MGI8

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
7 Caado Oo Sababa Cimri Degdega Iyo In Calaamadaha Gabowgu Qofka Goor Hore Kasoo Muuqdaan!!

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

40 Oraah Iyo Xikmado Noloshaada Gabi ahaanba Badali doona....

40 Oraah Iyo Xikmado Noloshaada Gabi ahaanba Badali doona....

Siraha Maskaxda Bani’aadamka || Xaqiiqooyin Cajiib ah oo Ku Saabsan Awoodaha Qarsoon ee Maskaxda

Siraha Maskaxda Bani’aadamka || Xaqiiqooyin Cajiib ah oo Ku Saabsan Awoodaha Qarsoon ee Maskaxda

(09)Sheeko Cajiib ah iyo Mucjisooyin ah oo ku saabsan jaahiliinta ugu badan ee Islaamka iyo Kufriint

(09)Sheeko Cajiib ah iyo Mucjisooyin ah oo ku saabsan jaahiliinta ugu badan ee Islaamka iyo Kufriint

Xalku waa in aad is dhiibtaa !! | xalka kama dambaynta ah caadooyinka xun | Fandhaal Podcast 121 |

Xalku waa in aad is dhiibtaa !! | xalka kama dambaynta ah caadooyinka xun | Fandhaal Podcast 121 |

Maxaa keena Cimri deg-dega? Caafimaad News

Maxaa keena Cimri deg-dega? Caafimaad News

7 Farsamo oo Kaa Qarsoon Awoodda Hurdada || Halista hurda la'aanta

7 Farsamo oo Kaa Qarsoon Awoodda Hurdada || Halista hurda la'aanta

Sidee Ayaad Ku Dhisi Kartaa Kalsoonida Naftaada?

Sidee Ayaad Ku Dhisi Kartaa Kalsoonida Naftaada?

Саволу ҷавоб оиди Рамазон

Саволу ҷавоб оиди Рамазон

Overtrust || Maxaa Dhaca Marka Aad Si Xad-dhaaf Ah U Aaminto Dadka? Xalal Macquula!!

Overtrust || Maxaa Dhaca Marka Aad Si Xad-dhaaf Ah U Aaminto Dadka? Xalal Macquula!!

Jooji kalsoonida iyo farxadda  beenta ah oo ka guulayso cabsidaada

Jooji kalsoonida iyo farxadda beenta ah oo ka guulayso cabsidaada

Landovurlar hatto ismimni aytishga qo’rqishyapti.

Landovurlar hatto ismimni aytishga qo’rqishyapti.

Maxay Qasab u Tahay inaad Aamusnaanta Barato || Luuqadda Maanmaallada!!

Maxay Qasab u Tahay inaad Aamusnaanta Barato || Luuqadda Maanmaallada!!

70 Oraahyo Iyo Xikmado Saamayn leh | Erayada Indheergaradka !!

70 Oraahyo Iyo Xikmado Saamayn leh | Erayada Indheergaradka !!

Sidee Ayaan Qof Caqli Badan u Noqon Karaa || Sirta Dadka Caqliga Badan! || Caadooyin Muhiima!!

Sidee Ayaan Qof Caqli Badan u Noqon Karaa || Sirta Dadka Caqliga Badan! || Caadooyin Muhiima!!

Kadib Xiriir Xun iyo Caado xun | Soo kabsashada | Fandhaal Podcast 116 |

Kadib Xiriir Xun iyo Caado xun | Soo kabsashada | Fandhaal Podcast 116 |

Caadooyinka Soo Dedejiya Calaamadaha Gabowga

Caadooyinka Soo Dedejiya Calaamadaha Gabowga

90 Xikmado iyo Xaqiiqooyin Nololeed || Oraahyo Macna Weyn  Leh!

90 Xikmado iyo Xaqiiqooyin Nololeed || Oraahyo Macna Weyn Leh!

Siraha Maskaxda ee Sayniska iyo Diintu isku raaceen (Mucjiso!) | Mashiinka Dahabka ah !!

Siraha Maskaxda ee Sayniska iyo Diintu isku raaceen (Mucjiso!) | Mashiinka Dahabka ah !!

5 caado/habit oo aad samaysid subaxda hore oo khatar ku keeni kara Caafimaadka Maskaxdaada.

5 caado/habit oo aad samaysid subaxda hore oo khatar ku keeni kara Caafimaadka Maskaxdaada.

Goorma Ayaad Rajada U Beddeli Doontaa Ficil?😲😲💔

Goorma Ayaad Rajada U Beddeli Doontaa Ficil?😲😲💔

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]