📚📖25 taan jumladooyinka gagaaban ku baro English-Somali | Learn 25 Daily kitchen routine phrases ☕️🔥
Автор: Macalimad Saciido
Загружено: 2025-06-19
Просмотров: 1089
Описание:
🇸🇴 Haye ardayda! Ma rabta inaad kuvbaratid Ingiriisiga jikadda si fudud? Maanta, waxaan ku baraynaa 25 jumladooyin gagaaba ee muhiim ah oo ku saabsan:
☕ Shaah & quraac (tea & breakfast)
🍖 Karin canjeero & bariis (cooking somali pancakes & rice)
🧼 Nadiifinta jikadda (Kitchen cleanup)
Waxaad baran doontaa:
✅ Jumladaha maalin walbo jikadda lagu isticmaalo
✅Erayo cusub
⏰ Qeybaha Video: | Time stamps
0:00 - Jumladaha jikadda eesubixi hore la isticmaalo (Morning)
3:30 - Duharadi (midday)
5:00 - Galabki (evening)
7: Nadiifinta jikadda (Kitchen Cleanup
🔔 Gambaleelka furo
si aad u hesho casharro cusub!
💬 Ka faaloo (Comment):
Maxaad jeclaan leheed casharka Xigo (79)? Ku qor hoos!
(tusaale., suuq, iskuul, guriga)
🇬🇧Thanks for watching 👀
🇸🇴Waad ku mahadsantahay daawashadaada
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: