Sidee ayuu u dhacay Kulankii Islaamka 2025 || Highlights Islamic Gathering 2025
Автор: Nuuradiin Channel
Загружено: 2025-09-27
Просмотров: 1829
Описание:
Ku soo dhawoow muuqaalka oo aan idiin kaga warramayno sidii uu u dhacay *Kulankii Islaamka ee ay kasoo qaybgaleen in ka badan 90,000 qof*.
Muuqaalkan waxaad ka daawan doontaa:
Sida loo abaabulay
Goobta uu ka dhacay
Qaybaha kala duwan ee barnaamijka
Iyo sida dadka uga fal-celiyeen
Waa dhacdo taariikhi ah oo mudan in la duubo lana xasuusto!
➡️ Daawo muuqaalka, la wadaag asxaabta, hana ilaawin inaad subscribe saarto!
---
#beatstostudy #midjourney #somalilanders
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: