ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

BBC oo booqatay furimaha dagaalka Puntland ee Daacish (IS)

Автор: BBC News Somali

Загружено: 2026-03-16

Просмотров: 30807

Описание: #BBCAfricaEye ayaa raacday ciidamada Puntland ee jooga furimaha hore ee bariga fog ee Soomaaliya, iyadoo baaritaan ku samaynaysa sida ay kooxda Daacish dib isugu soo abaabushay, u soo jiidatay dagaalyahanno shisheeye, isla markaana u ballaarisay saamaynteeda qaaradda Afrika oo dhan.

Muna Cali Daahir waa sarkaal ka tirsan Ciidamada Difaaca Puntland. Muddo ka badan sannad waxay dagaal kula jirtay maleeshiyaad xiriir la leh kooxda Daacish. Subax kasta, ka hor inta aysan ku laaban furimaha hore ee dagaalka, waxay wacdaa carruurteeda si ay ugu sheegto inay nabad qabto.

Kooxda Africa Eye ayaa raacday Ciidamada Difaaca Puntland xilli ay ku sii siqayeen dooxooyin fogfog iyo godad ay ku dhuumaalaystaan dagaalyahannada Daacish. Askarta ayaa inoo sharraxay qabashada xubno shisheeye ah oo ugu soo safray Soomaaliya si ay ugu biiraan kooxda. Taliyayaasha Puntland waxay sheegeen in laantan ay u noqotay mid ka mid ah xarumaha hawlgallada ee ugu muhiimsan ee Daacish ku leedahay Afrika.

Tuulooyinkii dhowaan la xoreeyay, dadka deegaanku waxay ka sheekaynayaan noloshii xilligii ay maamulayeen maleeshiyaadku, iyagoo sharraxaya cabsida, dadka la waayay, iyo dilalka wali dhibaatada ku haya qoysaska. Bulshooyinka ayaa si tartiib tartiib ah dib u dhis u samaysanaya, balse nabarradii mahadhooyinka wali waa ay muuqdaan.

Saamaynta dagaalku waxay dhaafsiisan tahay xuduudaha Soomaaliya. Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku tilmaamay qaaradda mid ka mid ah goobaha ugu muhiimsan ee lagula dagaallamo kooxahan xagjirka ah. Duqaymaha Maraykanka ayaa lala beegsaday maleeshiyada Daacish ee ku sugan buuraha Puntland. Saraakiisha AFRICOM waxay ka digayaan in shabakadda Daacish ee Soomaaliya ay hadda door dhexe ku leedahay hawlgalladooda qaaradda Afrika oo dhan, iyadoo boqolkiiba 90 dakhliga Daacish uu hadda ka soo xaroodo qaaradda.

Xilli ciidamada Puntland ay isu diyaarinayaan weerar ay rajaynayaan inuu noqdo gabagabeynta dagaalka, ayuu Saxnuun Axmed waxa uu raacay askarta ku sugan furimaha hore, isagoo jawaab u raadinaya su'aasha ah in Soomaaliya ay tahay goob muhiim u ah hamiga caalamiga ah ee kooxda Daacish.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
BBC oo booqatay furimaha dagaalka Puntland ee Daacish (IS)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

WARARKII U DAMBEEYAY DAGAALKA BARIGA DHEXE DUQEYMO CULUS & KHAARAJIN & COLAAD TAAGAN

WARARKII U DAMBEEYAY DAGAALKA BARIGA DHEXE DUQEYMO CULUS & KHAARAJIN & COLAAD TAAGAN

Waxaa lagu eedeeyay Aruurinta Baada & Basaasnimo Maxkamadda Ciidamada.

Waxaa lagu eedeeyay Aruurinta Baada & Basaasnimo Maxkamadda Ciidamada.

TOOS: Dunida iyo Maanta

TOOS: Dunida iyo Maanta

TOOS: Shuute & Madaxii Sirdoonkii Alshabaab ee Muqdisho oo dood Adag dhax-martay...

TOOS: Shuute & Madaxii Sirdoonkii Alshabaab ee Muqdisho oo dood Adag dhax-martay...

Ramla Cali oo ka hadashay nin Muqdisho lagu tuhmay inuu iyada ku beegsanayay

Ramla Cali oo ka hadashay nin Muqdisho lagu tuhmay inuu iyada ku beegsanayay

Deg Deg L/Gareen Oo Siro Badan Banaanka Keenay, Turkiga Oo Isra’i1l U Dhartay

Deg Deg L/Gareen Oo Siro Badan Banaanka Keenay, Turkiga Oo Isra’i1l U Dhartay

DEADLIEST LAND JOURNEY ACROSS SOMALIA SOLO! 🇸🇴 #mogadishu

DEADLIEST LAND JOURNEY ACROSS SOMALIA SOLO! 🇸🇴 #mogadishu

Иран совершил смертоносное нападение на Тала-бай-Иб, в результате которого погибли 10 человек.

Иран совершил смертоносное нападение на Тала-бай-Иб, в результате которого погибли 10 человек.

Haddana Taliyihii SIRDOONKA Iran & Tehran oo Basaas dishay | Xaaladda oo sii adkaatay

Haddana Taliyihii SIRDOONKA Iran & Tehran oo Basaas dishay | Xaaladda oo sii adkaatay

Waxa Aan Ka Cabsanayay Ayaa Igu Dhacay Congo 🇨🇬 | Waan Badbaaday AlxamdulliAllah | S-3 EP 41

Waxa Aan Ka Cabsanayay Ayaa Igu Dhacay Congo 🇨🇬 | Waan Badbaaday AlxamdulliAllah | S-3 EP 41

Q1aad Shabeeley oo Jigjiga u dhaw waxaa laga sameyay goob dalxiis oo layaab leh naftuna ku xasilayso

Q1aad Shabeeley oo Jigjiga u dhaw waxaa laga sameyay goob dalxiis oo layaab leh naftuna ku xasilayso

Deg Deg Caawa Sucuudiga Baxaruu ku jiraa Duqeyn aar goosi ah ayey irn ku wadaa Holaca cirkuu is hees

Deg Deg Caawa Sucuudiga Baxaruu ku jiraa Duqeyn aar goosi ah ayey irn ku wadaa Holaca cirkuu is hees

Xalqadda 29aad- Musalsalka Hawl Adduun

Xalqadda 29aad- Musalsalka Hawl Adduun

Walee wey Aarsatay irn, dhagtaa lagu dhuftay isr! Qofaa la jukeeyay hadaad maqashay tii ugu weyneed

Walee wey Aarsatay irn, dhagtaa lagu dhuftay isr! Qofaa la jukeeyay hadaad maqashay tii ugu weyneed

TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta

TOOS: Idaacadda Dunida iyo Maanta

Kala cararkii xalay wuxuu ahaa ninaan aarsan uurka hooyadiisuu ku jiraa, tii dheereyd ayay dhigtay i

Kala cararkii xalay wuxuu ahaa ninaan aarsan uurka hooyadiisuu ku jiraa, tii dheereyd ayay dhigtay i

WARAR WAA WAYN OO MAANTA KA SOO KORDHAY DAGAALKA BARIGA DHEXE IYADOO WAJI KALE COLAADU YEELATAY

WARAR WAA WAYN OO MAANTA KA SOO KORDHAY DAGAALKA BARIGA DHEXE IYADOO WAJI KALE COLAADU YEELATAY

TOOS: Dunida iyo Maanta

TOOS: Dunida iyo Maanta

Wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Maareynta Doorashooyinka Dalka I Maamul Wanaag Podcast

Wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Maareynta Doorashooyinka Dalka I Maamul Wanaag Podcast

Deg Deg Somalia Oo Diyaarad Dagaal Soo iibsatay, Lafta Garayn Oo Xirtay Xamze & Sambaloolshe

Deg Deg Somalia Oo Diyaarad Dagaal Soo iibsatay, Lafta Garayn Oo Xirtay Xamze & Sambaloolshe

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]