Qisadii Hamza & Sahra – Tusale Jacayl ❤️” full
Автор: HIGSI NO.1
Загружено: 2026-02-26
Просмотров: 22260
Описание:
Waxaad arki doontaa qiso dhab ah oo ka bilaabatay jaamacadda Muqdisho, hal salaam iyo caawimaad fudud ka bilowday, uguna dambeysay qoys qurux badan oo Masar ku nool.
Qisadan waa tusale dhab ah oo ku saabsan jacayl, kalsooni, ballan, iyo sida waqtigu u caddeeyo qofka qalbigaaga ku habboon.
Daawo si aad u barato sida jacaylka xalaalka ah uu u badbaadi karo duruuf kasta.
Share garee si jiilka cusub uu u arko tusaalahan riyooyinka dhabta ah.
#Jacayl #QisoDhabAh #HigsiNo1”
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: