Yaan Lagaaga Hormarin Fursaddan Cusub 2026 || Lacag ka Samee Dollarsom Affiliate Network
Автор: fursad kaab
Загружено: 2026-02-28
Просмотров: 13719
Описание:
Video-gaan waxaan ku sharxayaa sida aad lacag uga samayn karto Dollarsom Affiliate Network, oo ah affiliate network-kii ugu horreeyay ee laga aasaaso Soomaaliya. Waa fursad dhab ah oo kuu ogolaanaysa inaad lacag ka samayso adigoo jooga Soomaaliya, adigoon u baahnayn khibrad hore ama lacag bilow ah.
Dollarsom waxay kuu ogolaanaysaa inaad alaab ku iibiso TikTok, Facebook, iyo WhatsApp, kadibna aad hesho commission marka iib dhaco. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa taleefan iyo internet.
Yaan lagaaga hormarin fursaddan.
fadlan muuqaalka like saar subscriberna dheh channelka mahadsanid.
Waa kan Website-ka Dollarsom
https://dollarsom.com/
🕐 TIMESTAMPS:
00:00 Intro
00:50 waa maxay Affiliate Marketing?
02:14 Qaabka La isku Diiwaan geliyo
06:22 Sida Product loo soo qaato
09:57 Sida Videos ka loo edit gareeyo
12:27 Sida Loogu suuq geeyo tiktok
13:49 Ku Suuq gee whatsapp iyo Facebook
15:55 Sida Linktree loo sameysto
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: