Maxaa keena daalka badan
Автор: Maxaa Keena
Загружено: 2021-04-19
Просмотров: 596
Описание:
Maxaa keena daalka badan? waa su'aal soo laalaabatay hase ahaatee sababta keenta daalka badan ayaa loo kala qaadaa dhowr siyaabood oo kala geddisan. Tan koowaad waa qofka oo aan jir ahaan shaqo u qaban oo iska fadhiya ama fadhi ku shaqeeya.
waxaa jira waxyaabo badan oo keena daalka badan waxaana ka mid ah cuduro qofka haya sida dhiigkarka, sokorta iyo qaar kale oo badan
Haddaba maxaa keena daalka badan sababaha ayaan idiin soo gudbin doonaan Insha Allaah.
#maxaa_keena #maxaakeena #daalka_badan
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: