ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Iiraan oo Drone halis ah soo saartay | Israa’iil & Maraykanka oo walaacsan |

Автор: Tifaftir Media

Загружено: 2026-02-24

Просмотров: 32472

Описание: Hawada sare ee Khaliijka ayaa noqotay goob calawsanaan iyo xiisad isku dhafan ah. Diyaarad sahamin oo Maraykanku leeyahay, kana mid ah kuwa ugu horumarsan ee tiknoolajiyadda milatari, ayaa si lama filaan ah uga baxday shaashadaha raadaarradii lagala socday, iyada oo aan wax rasaas ah, qarax ah, ama digniin cad ah la maqal.

Isla waqtigaas, Iiraan waxay hawada gelisay diyaarad cusub oo aan duuliye lahayn, xawaareheeduna gaarayo 900 kiiloomitir saacaddii, kuna duuleysa joog sare oo ka baxsan inta badan difaacyada gaaban ee gobolka.

Su’aalaha ugu waaweyn ee taagan waxaa ka mid ah:

• Ma suurtagal baa in tiknoolajiyadda Iiraan ay ku guuleysatay inay ka booddo nidaamyadii kormeerka ee Maraykanka?

• Diyaaradda cusub ma calaamad ayey u tahay in Iiraan ay horumar ka samaysay tignoolajiyadihii xaddidnaa ee hore?

• Sheegashada Washington ee ah in Iiraan hal toddobaad u jirto hub nukliyeer ma hadal xaqiiqo sirdoon ah baa mise waa cadaadis diblomaasiyadeed?

• Sidee dhacdooyinkan ay u bedeli karaan xisaabaadka awoodda iyo istaraatiijiyadda ee gobolka?

Tebinteenna Tifaftir Media ayaa su’aalahaas iyo kuwo kale ka jawaabaysa, iyadoo bixineysa falanqeyn qoto dheer oo ku saabsan xaaladda, awoodda milatari ee Iiraan, hubka nukliyeerka iyo Isku dayada Maraykanka,  si loo fahmo saameynta istaraatiijiyadeed ee dhacdooyinkan.

#TifaftirMedia #drones #militarynews #somalinews #shorts #viral #update #wararka #wararkaCaalamka #wararkaSoomaaliya #muqdisho #xamar #mogadishu #caalamka #khaliijka #Trump #Khamenei #US #Iran

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Iiraan oo Drone halis ah soo saartay | Israa’iil & Maraykanka oo walaacsan |

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

TEHRAAN OO BOOR KICINAYSA BARIGA DHEXE |GEERIDA KHUMAYNI OO LA XAQIIJIYAY ! LARJAANI OO WACAD MARAY!

TEHRAAN OO BOOR KICINAYSA BARIGA DHEXE |GEERIDA KHUMAYNI OO LA XAQIIJIYAY ! LARJAANI OO WACAD MARAY!

Diyaarada Maraykanku Kabaqayo ee Shiinuhu Dowlada iiraan Siiyey 40 kamidah | Xulashada Dunida

Diyaarada Maraykanku Kabaqayo ee Shiinuhu Dowlada iiraan Siiyey 40 kamidah | Xulashada Dunida

Iraan Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Baa'bin Ah & Duqeynta 5 Dal ee Hada Socota

Iraan Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Baa'bin Ah & Duqeynta 5 Dal ee Hada Socota

Xaaladda Dunida Oo Faraha Ka Baxday & Dagaalkii Fiday

Xaaladda Dunida Oo Faraha Ka Baxday & Dagaalkii Fiday

Dilka Ayatollah Ali Khamenei & Xogtii CAI ay Trump u sheegtay Iyo Wararkii ugu dambeeyay

Dilka Ayatollah Ali Khamenei & Xogtii CAI ay Trump u sheegtay Iyo Wararkii ugu dambeeyay

TOOS: Burburka Israa'iil & Mareykanka' Islaamka Oo Guulestay | Xogo Sir ah

TOOS: Burburka Israa'iil & Mareykanka' Islaamka Oo Guulestay | Xogo Sir ah

Ninka Awoodda Badan ee Iran Loo Magacaabay & Dagaalkana Hogaaminaya Hada

Ninka Awoodda Badan ee Iran Loo Magacaabay & Dagaalkana Hogaaminaya Hada

Эрон бугун кучли зарба бермоқчи

Эрон бугун кучли зарба бермоқчи

DEG DEG: Wadamada Khaliijka Oo Holcaya Iyo Ducqeymo Culus Oo Ku Socota,Trum oo ciilla ilmeeyay

DEG DEG: Wadamada Khaliijka Oo Holcaya Iyo Ducqeymo Culus Oo Ku Socota,Trum oo ciilla ilmeeyay

Kadib Geerida Khamenei: Iiraan Halkee Ayey U Socotaa?

Kadib Geerida Khamenei: Iiraan Halkee Ayey U Socotaa?

Sidee iiraan u Xaday Nashqada Bumbooyinka Maraykanka ee GB-57

Sidee iiraan u Xaday Nashqada Bumbooyinka Maraykanka ee GB-57

WAR DEG-DEG AH: MAR 1, 2026

WAR DEG-DEG AH: MAR 1, 2026

Hubka Iiraan ee Hal Daqiiqo ku Burburin kara Maraakiibta Maraykanka | Khatarta Hormuz!

Hubka Iiraan ee Hal Daqiiqo ku Burburin kara Maraakiibta Maraykanka | Khatarta Hormuz!

Dilka Ayatullah Khumeini iyo Dhamaadka Yahuuda || Sheekh Umal

Dilka Ayatullah Khumeini iyo Dhamaadka Yahuuda || Sheekh Umal

DEG-DEG: SIDEE LOO DILAY HOGAMIYAHA IRAN | 1SRA & EMARAAD OO GUBANAYA MANTA | KAL CARARKA MAREYKANKA

DEG-DEG: SIDEE LOO DILAY HOGAMIYAHA IRAN | 1SRA & EMARAAD OO GUBANAYA MANTA | KAL CARARKA MAREYKANKA

RAGANIMO: IIRAAN OO WADNAHA GOYSAY DIYAARADA SIRDOON BOEING WC-135  ! MAXAA DHACAY?

RAGANIMO: IIRAAN OO WADNAHA GOYSAY DIYAARADA SIRDOON BOEING WC-135 ! MAXAA DHACAY?

13 минут назад два американских грузовых корабля с 12 тысячами тонн топлива были уничтожены российск

13 минут назад два американских грузовых корабля с 12 тысячами тонн топлива были уничтожены российск

Как всё началось и что будет после смерти лидера Ирана. #иран

Как всё началось и что будет после смерти лидера Ирана. #иран

🔴 СРОЧНО АЯТОЛЛА ХАМЕНЕИ ЛИКВИДИРОВАН, ВОЙНА РАСШИРЯЕТСЯ #новости #одиндень

🔴 СРОЧНО АЯТОЛЛА ХАМЕНЕИ ЛИКВИДИРОВАН, ВОЙНА РАСШИРЯЕТСЯ #новости #одиндень

ŚMIERĆ CHAMENEI TO NIE KONIEC REŻIMU. IRANEM RZĄDZI KORPUS REWOLUCJI ISLAMSKIEJ

ŚMIERĆ CHAMENEI TO NIE KONIEC REŻIMU. IRANEM RZĄDZI KORPUS REWOLUCJI ISLAMSKIEJ

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]