Malabka Waalida Ee Lagahelo Dalka Nepal
Автор: Qiyaas
Загружено: 2025-12-10
Просмотров: 710
Описание:
Malabka “Mad Honey” ee Nepal waa malab halis ah oo dadka ku ridi kara halucination iyo waalli fudud. Dadka deegaanka waxay u fuulaan buuraha dhaadheer si ay u soo ururiyaan malabkan qadiimiga ah oo laga helo shinno sun leh. Video-gan waxaan ku sharaxayaa waxa uu yahay Mad Honey, sababta uu u khatar yahay, iyo sida loo helo.
#MadHoney #Nepal #MalabWaalan #SomaliDocumentary #SomaliYouTube #DangerousHoney #NepalHoney #WildHoney #SomaliExplained #SheekooyinDunida #Halucination #AdventureSomali
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: