Casharka 22 Practice and progress || Af-Soomaali kaga bogo
Автор: Wasuge
Загружено: 2026-02-12
Просмотров: 76
Описание:
Practice and progress waaga labaad(2) ee silsiladda caanka ah ee (New Concept English) oo lagu turjumayay Af-Soomaali waa markii 2aad oo lasoo galiyo channel ka ayadoo lagu sameeyay dib u eegis lagana saaray sanqartii codka lasocotay oo laga dhigay fasiix.
Dhamaan casharada 4fartaan buug ee new concept English oo duuban waxaad kaheleysaa channel Wasuge qaybta playlist tiga.
Hadii aad dooneeyso 4taan buug ee taxanaha New Concept English oo daabacan ayagoo original ah Waxaad kasoo dalban kartaa Number +252618016888 Ayagoo guugusoo diri doono Delivery ama Cargo meel aad joogtaba.
sidoo kale waxaad ku heli kartaa PDF
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: