English Grammar lesson Quantifiers ( Few, a few, little, a little) @ Abdirahman Sameeco
Автор: Abdirahman Sameeco
Загружено: 2025-09-19
Просмотров: 1086
Описание:
Warbixin Ku Saabsan Xiisadii 2 Online-ka Ee English Form 4: Casharkii Grammarka - Quantifiers (A Few, Few)
Taariikh: 12-10-2024
Waqtiga: 8:30 PM
Mawduuca: Quantifiers - A Few & Few
Ardayda Ka Soo Qayb Gashay: Form 4 somaliland
Waxaa caawa oo Axad ah lagu qabtay casharkii 2 aad ee English Online, oo loo qabtay ardayda Form 4. Casharka waxa uu diiradda saaray qayb ka mid ah grammarka oo ah Quantifiers gaar ahaan isticmaalka ereyada A Few iyo Few.
Su'aalaha iyo Jawaabaha: Dhamaadkii casharka, ardayda waxay su'aalo weydiiyeen macalin, waxaana la isla gartay in loo baahan yahay in ardaydu si qoto dheer u fahmaan casharka si ay u adeegsadaan grammarka saxda ah mar kasta oo ay qoraallo sameynayaan ama hadlayaan.
Gabagabo: Casharka waxa uu ku soo dhammaaday sidii loogu talagalay, iyadoo la rajaynayo ardaydu ay si wanaagsan u fahmeen mawduuca, waxaana loogu ballanqaaday cashar kale oo taxanaha ah. Ardaydu waxay muujiyeen dadaal iyo firfircooni inta uu socday casharka.
Gunaanad: Casharka grammarka ee ku saabsanaa Quantifiers-ka (A Few, Few) wuxuu ahaa mid guul ah, waxaana la filayaa in ardaydu fahamkaasi ay ku dabaqaan mar kasta oo ay ku hawlan yihiin qoraalka imtixaanka qaranka iyo hadalka luqadda Ingiriisiga.
Abdirahman Sameeco
0634179350
________________________
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: