ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Reer gaalkacyood iyo sharciga yaa u garanqi doona ? || Cismaan Yusuf keeno-diid 1953 || gabay qoraal

Автор: Murti Dhawr

Загружено: 2025-10-28

Просмотров: 271

Описание: Waxan u Mahad celin bahda nagu xiran ee na gaarsiyey 2k subscribe aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin jallayaal sharafi korkiina ha ahaato ❤️🙏🏾

....…....................................................................

Gabaygii yaa u garanqi doona ?
Wax yaalaha Cismaan keeno-diid leeyahay 'yaa u garnaqi doona' waxay yihiin 
gabay yaqaanka iyo gabay gowraca,
Ingiriiska iyo Jamaal Cabdi Naasir.
Wadaaddadii hore iyo dhalin yaro hada kacday.
leegada iyo kuwo ka soo hor jeeda.
godadlaha iyo goonbaarta.
Duqowda talisa iyo geesiyaal dibadda jira.
laandheeraha iyo laangaabka.
gabdhaha iyo xilka,
gacalada tolka iyo dabakannaaxa.
caasiga iyo waalidka.
waayeelka labaggallaha ah iyo bahdiisa.
jaasuuska arlada iibsanaya iyo waddanka.
dadka oo midba qummanihiisu qoorta ugu jiro.
goosanka afka iyo kuwa Af-soomaliga neceb.
Dadka madow iyo nabsiga.
#Reer Galkacyood iyo sharciga

qaybaya gabayga ka maqan ee muuqalka ku jirin xagaan ka akhriso asagoo qoraal ah



Waayeel gurracan oo caqligu gaasir ka ahaaday.

Aan labaggallayntiyo dembiga gelinna dhaafaynnin

Gujiyo ceeb ma waayee bahdiis wuxuu u geystaaba

Goortay gefkiisa istusaan yaw garnaqi doona?

Galladaha illaahay iyo xurmada garab mar jaajuuse

Wuxuu galabsanaayaa waxdaran guuldarraystuhuye

Garaaddada la siin waxaa ag taal geeri foolxumo'e

Kuwa ganacsanaayiyo arlada yaw garnaqi doona?

Gargeyrtiyo guddoonshaha kiciyo gaban aan qaangaarin 

Gurbood meeldhexaadiyo oday gaabiyiyo naago

Mid waliba inuu gaan yahuu gaashana hayaaye

Dadba hadduu garaad miiran yahay yaw garnaqi doona?

Afka inaku gaariyo codka laysku garanaayo

Niman baa gensadey oo ka jecel mid ayan gaareyne

Ugumana garawsana raggii goosanka ahaaye

Labada ra'yoo kala geddoon yaw garnaqi doona?

Intii gibil madow adduunyadaan gooni laga yeelye

Gargaar kuma qabaan uumiyaha gaaliyo islaane

Gaadiid in laga wada dhigtaa loo gol leeyahay e

Sida loo gelaayiyo nabsiga yaw garnaqi doona?

Ayaan noolba gaas baxa hayiyo geel la kala qaadi 

Guunyada la kala meersan iyo guutada isdhaafi

Ragga gowrac lagu jiidayee goob walba yaalla 

Galbeedkiyo xagga bari fidnada labada geesood ah

Gudaha beledka geyriyo colaad la isgurreynaayo

Guddi belo gar wada leexsan iyo xaal aan go'a haynnin 

Odayaal guurguurana hayoo goor xun soconaaya

Reer gaalkacyood iyo sharciga yaw garnaqi doona?


#idaajaa #dhaqankasoomaalida #gabay #galkacyo #mudug#somalia #reer_galkacyood _iyo_sharciga‪@WaddaniSomalitv‬ ‪@VOASomali‬ ‪@HalQoysTv‬ ‪@PuntlandTV‬ ‪@arimaheenagamer5395‬ ‪@SNTVNEWS‬ ‪@abwaancamaari‬ ‪@murtidhawr‬ ‪@Qarnijoog‬ #somaliland

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Reer gaalkacyood iyo sharciga yaa u garanqi doona ? || Cismaan Yusuf keeno-diid 1953 || gabay qoraal

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Ташиевдин коопсуздугу камсыздалабы? Саясий кырдаалды курчуткандар камакка алынды

Ташиевдин коопсуздугу камсыздалабы? Саясий кырдаалды курчуткандар камакка алынды

Persian Poetry & Supplication Compilation - مجموعه اشعار و مناجات فارسی

Persian Poetry & Supplication Compilation - مجموعه اشعار و مناجات فارسی

Ташиевдин кетиши. Депутаттар эмне дейт?

Ташиевдин кетиши. Депутаттар эмне дейт?

Ташиев үн катты, Байсалов ажырымды түшүндүрдү - Би-Би-Си жаңылыктары 11.02.2026

Ташиев үн катты, Байсалов ажырымды түшүндүрдү - Би-Би-Си жаңылыктары 11.02.2026

Sheekadii Mataan Ciideed Oo Dhameystiran Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

Sheekadii Mataan Ciideed Oo Dhameystiran Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

ДНК армян — одно из генетических чудес планеты

ДНК армян — одно из генетических чудес планеты

Система контактного зажигания.

Система контактного зажигания.

Зачем нужны синусы и косинусы?

Зачем нужны синусы и косинусы?

GABAYGII SACBUL || QORAAL || ABWAAN CALI SEENYO 1992

GABAYGII SACBUL || QORAAL || ABWAAN CALI SEENYO 1992

SHEEKOYINKA QUR'AANKA || QISADII NABI SAALIX CS || AB. AHMAD IDAAJAA

SHEEKOYINKA QUR'AANKA || QISADII NABI SAALIX CS || AB. AHMAD IDAAJAA

ХАЗАРСКОЕ НАСЛЕДИЕ ИЛИ КРОВЬ КАВКАЗА Генетический код вскрыл главную тайну кумыков

ХАЗАРСКОЕ НАСЛЕДИЕ ИЛИ КРОВЬ КАВКАЗА Генетический код вскрыл главную тайну кумыков

Doda - Pamiętnik (Official Video)

Doda - Pamiętnik (Official Video)

Rosja PĘKA! Statki Cienie UCIEKAJĄ na Tureckie Wybrzeża, Krym Największym PROBLEMEM

Rosja PĘKA! Statki Cienie UCIEKAJĄ na Tureckie Wybrzeża, Krym Największym PROBLEMEM

ШАШЫЛЫШ БААРЫ АЧЫКТАЛДЫ! КЫРГЫЗ ЭЛИНЕ КАЙРЫЛУУ ЖАСАДЫ!

ШАШЫЛЫШ БААРЫ АЧЫКТАЛДЫ! КЫРГЫЗ ЭЛИНЕ КАЙРЫЛУУ ЖАСАДЫ!

Waa lakala adkaaday,  Cadaadis Caalmi ah  kadib xasan sheekh waa ku qasban yahay inuu

Waa lakala adkaaday, Cadaadis Caalmi ah kadib xasan sheekh waa ku qasban yahay inuu

Древний Японский Секрет, Как Научиться Чему Угодно в 10 Раз Быстрее (Сюхари) | Мудрость Времени

Древний Японский Секрет, Как Научиться Чему Угодно в 10 Раз Быстрее (Сюхари) | Мудрость Времени

WAA KUMA HALYEEY SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN.  #sayid #maxamed_qadar #ogaansho @AlJazeera.Arabic

WAA KUMA HALYEEY SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN. #sayid #maxamed_qadar #ogaansho @AlJazeera.Arabic

GABAY QORAAL || WAANO AH || ABWAAN ISMAACIIL MIRE

GABAY QORAAL || WAANO AH || ABWAAN ISMAACIIL MIRE

Путешествие по нервной системе человека

Путешествие по нервной системе человека

Vintage Floral Free Tv Art Wallpaper Screensaver Home Decor Samsung Oil Painting Digital Wildflower

Vintage Floral Free Tv Art Wallpaper Screensaver Home Decor Samsung Oil Painting Digital Wildflower

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]