ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Abwaan Siciid Saalax Axmed-Qormo Ka Mid Ah Barnaamijkiisii Dhegeyso Oo Ku Dhaqan.

Автор: SOOYAAL & SUUGAAN

Загружено: 2024-06-30

Просмотров: 899

Описание: Abwaan Siciid Saalax Axmed-Waa Qormo Ka Mid Ah Barnaamijkiisii Dhegeyso Oo Ku Dhaqan Oo Ka Bixi Jirey Radio Muqdisho Beri Samaadkii

Abwaan Siciid Saalax Axmed Marka Laga Tago Abwaannimada Wuxuu Lahaa Mihnado Kale Oo Aad Loogu Yiqiiney Sida Inuu Ahaa Weriye Cod Deggan Oo Hallaasi Ah Lahaa Afka Soomaalligana Ku Talax Tegey & Barnaamij Soo Saare Ka Hawl Gali Jirey Radio Muqdisho Oo Barnaamijkani Weliba Si Joogto Ah Uga Bixi Jirey Idaacadaha Soomaalida Intii Uusan Dalkeenna Ka Dhicin Dagaalkii Sokeeye.
Wuxuu Kale Oo Abwaanku Ahaa Qoraa & Macallin Sare Waxaana Intaas Usii Dheeraa Inuu Ahaa Filim Soo Saare Tusaale Loo Soo Qaadan Karo Filimkii Laga Sameeyey Halgankii Daraawiishta & Sayid Maxamed Cabdille Xasan.
Markaan Sidaas Leeyahay Ma Filayo In Da,yarta Danbe Ay Ku Garanayaan Waxaan Ka Ahayn Abwaannimo & Macallinimo Oo Ama Suugaan Uu Curiyey Ay Dhegeysteen Ama Meel Uu Dood Cilmiyeed Kaga Qayb Galayo Ay Arkeen Se Ninkuu Wuu Gedo Badnaa Labadaba Wax Badan Baa U Dheeraa.
Dabcan Waa Suura Gal Inaan Wax Ka Tegey Se Wixii Aan Illoobay Adinka Ayaa Ku Dari Doona.

Abwaanka Waxaan Ku Ogaa Inuu Ku Noolyahay Dalka Maraykanka Markii Iigu War Danbeysey
Allaha Cimriga U Dheereeyee.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Abwaan Siciid Saalax Axmed-Qormo Ka Mid Ah Barnaamijkiisii Dhegeyso Oo Ku Dhaqan.

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

DEG DEG MW Cirro oo Safar Dhuumasho ku Jooga Isr,  l & Diyaarad Sirdoon oo Qaaday, Sii daynta Maxaab

TAARIIKHDA HEESTA «SEBI AAN WELI DHALAN» & Mocallin Saciid Saalax Axmed #SWF2018

SHACABKA SOMALILAND OO ISKU SOO BAXAY AYAGOO KACABANASYO..........SEEMORE

BARNAAMIJKII XISAABI XIL MALEH QAYBTII 2AAD TEBIYE MAXAMED ANSHIR WELDE Waxaa La Qabtay 20/12/1969

Macalinkii kooxda Iftiin Siciid Saalax Axmed

CIGAAL AHU  XAALADII TAAGNAYD 1994

CIGAAL AHU XAALADII TAAGNAYD 1994

Caawa iyo garoowe ciidamada PSF oo hees kuso galay iyo Jimcale cidankisi oo aad loosoo dhoweyay

Macalin Siciid Jaamac Xuseen sidee loo noqonkaraa Qoraa?

WAAR DAG DAG AH TRUMP &Ninkii Cunsuriga Ahaa Ee Shalay 19 January 2026

DEG__cidanka somaliland o talaabo culus qaaday caawa &jabuuti o damiyay isgaadhsinti xalad xunba tag

#Barnaamijkeenii Suugaanta Guhaanka & Abaal dhaca Abwaan Woodhaq & Salaan Carrabey Xiliga & waayaha

BARNAAMIJKII XISAABI XIL MALEH & JAALLE MAXAMED CALI SAMATAR UU JEEDIYEY BISHII DECEMBER 1969

KHUDBAD UU JAALLE SIYAAD U JEEDIYEY SARAAKIISHA XOOGGA DALKA SOOMAlIYEED 16/07/1971

Xafladda 50 Guurada Macalinimo ee Saciid Saalax Axmed

DEG DEG: MD Xasan Sh oo go'aan taariikhi ah ka qaatay qorshaha Isr..1IL & Cirro oo isku dhiibay...

HOGAAMIYAHA KOOXDA IFTIN BRF  ABWAAN SACIID SALAX AHMED

DEG DEG;- IRAN iyo Turkiga oo kanixiyeen Israaiil, Dagaalka Bariga Dhexe oo laga cabsi qabo inuu..

Maxaa kala qabsaday Siyaad & Danjire Xashare? | Qiso layaab leh | Qoraa Siciid Jaamac

RIWAAYADA RAADIYAHA | MAASHA ALLAH JILAYAAL AW-KOOMBE, SALAAD CALI, XIIS DAAHIR & XAAWO CAAJE

Barnaamijka Dalmar Siciid Saalax Qeybta 1aad

© 2025 ycliper. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]