DAAHFURKA XAAFADDA NUGAAL HILLS | Kelmadda Madaxweynaha DPL
Автор: Golis Telecom
Загружено: 2025-12-07
Просмотров: 776
Описание:
DAAHFURKA XAAFADDA NUGAAL HILLS.
Kelmadda Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta xarigga ka jaray xaafadda cusub ee Nugaal Hills – Garoowe.
Madaxweynuhu wuxuu bogaadiyay sida quruxda badan ee loo dhisay xaafadda Nugaal Hills, wuxuuna sheegay in kaalinta Dowladda laga doonayo diyaar la tahay mar walba.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: