Red Sonja (2025) – Sheeko Aarsasho ah | Movie Recap Somali
Автор: Sheeko & Shaashad
Загружено: 2026-01-14
Просмотров: 3
Описание:
Ku soo dhawoow Sheeko iyo Shaashad 🎬🔥
Muuqaalkan waxaan ku soo gudbinaynaa sheekada dhamaystiran ee filimka Red Sonja (2025), oo ah filim fantasy & action ah kana hadlaya gabar geesi ah oo seefta ku caan baxday, kuna dagaallamaysa caddaalad, xorriyad, iyo badbaadinta dadkeeda.
Red Sonja waa sheeko ay ka buuxaan: ⚔️ dagaallo culus
🔥 xamaasad & drama
👑 halyeynimo iyo geesinimo
🩸 khiyaano, awood, iyo dagaal
Haddii aad jeceshahay sheeko filim, movie recap Somali, iyo filimo action & fantasy, muuqaalkan adiga ayaa loogu talagalay.
🎥 Waxa aad ka heli doontaa channel-kan:
✔️ Sheekooyin filimo caalami ah
✔️ Movie recap Somali
✔️ Filimo action, fantasy, drama & thriller
✔️ Sheekooyin xiiso leh oo si fudud loo fahmi karo
📢 FADLAN:
👍 Like saar haddii aad ka heshay
🗣️ Comment ku reeb fikirkaaga
🔔 Subscribe saar Sheeko iyo Shaashad si aadan u seegin sheekooyin cusub
⚠️ Ogaal Muhiim ah (Copyright Disclaimer)
Muuqaalkan waa movie recap / commentary ujeeddadiisuna waa waxbarasho iyo madadaalo. Xuquuqda filimku waxay u gaar tahay milkiilayaasha rasmiga ah.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: