Nicmooyinka sida Injiilka lagu sheegay Luukos 6 iyo aayadaha 20 ilaa
Автор: ملكوت الله في الصومال
Загружено: 2024-10-18
Просмотров: 4
Описание: Barakada sida injiilka lagu sheegay injiilka Luukos, cutubka 6 iyo aayadaha 20 ilaa 49: 20 Markaasuu indhihiisa kor u taagay xertiisii oo ku yidhi: "Waxaa barakaysan kuwiinna masaakiinta ah, waayo, boqortooyada Ilaah idinkaa leh. 21 Waxaa barakaysan kuwiinna haddeer gaajaysan, waayo, waad dhergi doontaan. Waxaa barakaysan kuwiinna haddeer ooyaya, waayo, waad qosli doontaan. 22 Waad barakaysan tihiin goortii laydin necbaado, oo goortay idin qabtaan oo idin caayaan, oo magacyadiinna sida wax shar ah u tuuraan Wiilka Aadanaha aawadiis. 23 reyreeya oo reyreeya maalintaas, waayo, bal eega, abaalgudkiinnu waa ku weyn yahay jannada. Maxaa yeelay, sidaasay awowayaashood ku sameeyeen nebiyadii. Maxay kula tahay arrimaha soo socda: 1. Muxuu Ciise isla markiiba sameeyay ka dib markii uu doortay rasuulkiisa? 2. Muxuu Ciise baray iyaga iyo sababtu? 3. Sideen ugu dabaqi karnaa ereyada Masiixa nolosheena?
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: