"Madaxweyne & Baarlamaanka Dib haloo Dhaariyaa” – Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo Digniin Kulul Bixiyay
Автор: Keynaan TV
Загружено: 2026-03-13
Просмотров: 224
Описание:
Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa wareysi gaar ah ku sheegay in Madaxweynaha, Baarlamaanka, iyo Xukuumadda ay tahay in dib loo dhaariyo, maadaama 4 sano ay horey u dhaareen, kadibna muddo kororsi sameysteen. Digniintaan ayaa dhalisay dood siyaasadeed oo kulul oo ka taagan Soomaaliya, iyadoo ay dadka iyo siyaasiyiintu ka hadlaan saameynta doorashooyinka iyo shuruucda dalka.
#DibLooguDhaar #SomaliaPolitics #MaxamedDalxa #Doorasho2026 #SomaliaAlert #Xukuumadda #Baarlamaanka #WarKulul #SomaliaNews #SiyaasadSomali
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: