Saameynta Qalliimada ku yeelan karaan Soonka & Bukaanka Qalliinka u Baahan
Загружено: 2026-02-25
Просмотров: 38
Описание:
Qeybta Labaad ee Taxanaha Ramadaan & Caafimaadkaaga
Qeybtan waxaan ku falanqeyn doonnaa noocyada kala duwan ee qalliimada iyo kuwa saameyn ku yeelan kara soonka. Waxaan sidoo kale kaga hadli doonnaa caqabadaha ay la kulmi karaan bukaannada qaba cudurrada joogtada ah, iyo xalalka u suurta gelin kara bukaannada gala qalliimada yar-yar inay soomaan iyagoo weli qaadanaya daawooyinka loo qoray.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: