#4 – How to use like, between, in, top and Group commands in SQL Server | Af Soomaali
Автор: Shuraym Technology Center
Загружено: 2018-04-08
Просмотров: 1538
Описание:
Kuso dhawaaw Cashirka 4aad ee Tixanaha Cashirada Database ka gaar ahaan SQL Server oo afka somaliga ku bixi doona waxaad ku baran doonta waxayaabaha Soo socda :
Wa maxay Like command, maxay qabataa, sideesa loo adeegsadaa ?
Between command maxa faido ayay leedahay, qaabkeesa lo sameeyaaa?
Waxaad kaloo ku baran doonta , iyo sida lo isticmaalo (In, Top & Group) commands adigoo jooga SQL Server ka.
iyo intaas in kasii badan ayaad uga bogan doonta cashirkaan Ka faaideysi Wacan.
Waxii suaal ama fikrada ah noogu reeb qaybta comentska lana wadaag ardayda somaliyeed.
kuna so biir asxaateena Facebook ga : / shuraymtechnology
"Kubaro Afkaado Hooyo tiknoljiyada casriga ah Kana faiideyso kuna faideyso"
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: